Xulka K/Cagta Puntland oo u soo baxay Final ka dib markii ay dirqi kaga badiyeen Xulka Banaadir

Xulka Kubada cagta Puntland ayaa galabta u soo baxay ciyaarta finalka ah ee tartanka dowlad goboleedyada ka dib markii ay ka badiyeen xulka gobolka Banaadir oo ciyaar semi final ah ay isaga hor yimaadeen. Ciyaar xiise badan oo galabta labada kooxood ku dhexmartay garoonka Konis Stadium ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay labada xul soo bandhigeen … Continue reading Xulka K/Cagta Puntland oo u soo baxay Final ka dib markii ay dirqi kaga badiyeen Xulka Banaadir